Dayuuurad shil ku gashay garoonka Aadan cadde & Wararkii ugu dambeeyey (Sawirro)

Shil dayuuradeed ayaa galabta ka dhacay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ka dib markii dayuurad ay u bixi waayeen lugaha ay soo degtay taayero la’aan. Dayuuradan oo aheyd nooca yar yar ee xamuulka qaada ayaa xabadka dhigatay dhabaha ay dayuuraduhu ku cararaan, iyadoo aan la sheegin waxyeelo ka dhalatay shilkaas. Duuliyeyaasha iyo shaqaalaha … Continue reading Dayuuurad shil ku gashay garoonka Aadan cadde & Wararkii ugu dambeeyey (Sawirro)